Iqra

Su’al? jawab!

Su’al siden ku bilabaa online?

Marka hore waa inaa doorata mesha ad rabto inaka sameyso lacag ama mesha ad ku dareeme inad ku ficnan karto

ha na badalin xooga saar ilaa lacgta ad kasameyso xasusnow wax walbo wa go’ an adag.

Su’al xagen ka bilabaa online?

Ani ahan waxan ku dhilahaa ka bilaw editin ka ama wax qurxinta sababto ah wad u bahan doonta xitaa hadadan kaligi lacag ka samen

bari adoo safarkaga ganacsi ku jiro ayuu ku hor istagaa waxa kalo muhim ah inaa barato English uma bahnid inaad kan ku dhashay camal

noqotid kaliya waxa ubahantahay waxa ku shaqeysatid.

Siden ushaqeya ama ubartaa online ano shaqo ka shaqeynayo?

sidan wada ognahay inaa shaqo katagto ee online horay lacag ka sameyso way adagtahay sababto ah waxey u bahantahay inaad barato sida darteed

sameyso jadwal fiiri week meqa shaqeynee halmalin xata hada heysato way kugu filan tahay maxa excuse u heysataa dharkaga mashin a dhaqo hada gacan

ku dhaqena waa 15 minute hadad si toos ah u qabato qolkaga 15 daqiiqo kale kugu filan inta kadib qubeyso break qaado ilaa 30 daqiiqo kadib seexo si bari

off atahay adan hurdada ugu dheran hana ilowin salada waqtigeeda iyo inaa adkarta habenki kahor aqrisato subixi waxa so kace adoo ka yara fircon shalay

hada da into hal isbuuc waxa arkee ado uso kacee salatu layl.

haku laban salada subax wan ogahay inay adagtahay lkn sabto ah jirkaga waxa barto ayuu rabaa. lkn waxa iman doonto xili aad ii mahad ciliso insha allah

Diiintadana ad ku fanto.

Maxan ubahanahay markan bilabayo?

Ha iska walin marka hore isku day kaliya shalay sa eheed ma dhantaa manta.

yacni shalay hal shey qabatay manta labo shey qabtay naftada abal mari xabad nanacba allaha ka dhigee mar walbana sas samey.

waxad ubahan tahay waxa ka mida mobel hada awoodo isla marka so gado laptob hadan awoodin xiligasna mobelka kasii baro daawo

dadka hor usocodka dawo kuwa wax qora wax duubo lkn adoo rabo inaa youtber noqoto ha dawan qof ka hadlayo tik tok sababto ujeedku mahen tik tok

aan kugu celiyo wa ina yelata go’an. ugu danbeen aqriso qoralada an so galiyo waxan uga hadlaa sidan uga guleystay in an online ku shaqesto.

dadkana caawiyo adigana fariintan kuso garsiyo waliga waxa baratay dadka bar ha noqon xasid.

Gool wacan walal mcn wax qabso manta barina waxad manta qabaty ku faan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *