Iqra

Sideen ugooyay hesaha?





Sababta an ujoojiye hesa waxan daremay inan waxba i hagageen sababto ah yaranteyda wax wan xifdin jiray lkn markan bilabay hesaha.

\waxana ka fogaaday naxariista Alle waxaan daremaa cajis salada waxan bilaabay inaa ka tago.

qof marku idhaho Alle ka cabso waan xanaqi jiray xanaq an daremaa waxaan daremay xanuuno badan.

waxan ahaa qof hami leh lkn wax walbo waxan daremaye in ayna saxneen lkn waxan rabay guul qof shaqeysto nola shiisa hormar larabo.

lkn waxba mahelin waxan dramay inaan kaleygey aheen sheydana iga fogeen.

markan arkay in laydhahayo habixin albaabka hada kabaxdo iska jir casi iyo inaan ooyo bes rabaa.

hoyo wan ka cararay guriga wan isaga hajiray ugu danben wan so labtay waxan daris la noqdo xanuun.

qisadan o dhamestiran wan idiin so qori donaa lkn cadow an shedan eheen malihid.

Hesuhuna wa ganacsiga uu leyahay shedanka ee isaga fogaw. hadii ay tahay su ashada.

Sideen uga fogadaa?

Habeenki seexo dhaqsi 21:00pm ka hor intana sexan aqriso adkaar noum waxad kahelee xusnul muslimka.

sababto ah hurdadas wad daremee subixina slda ku fududanee inaa kacdo.

lkn markadan aqrin waxa darmee inadan sexan salada subax duko hana kulaban hurdada.

aqri Quran soco ama orad ilaa 30 daqiiqo haday kugu badan tahay 15 daqiiqo kadib qubeyso.

adkaru sabax aqri kadib ama shaqo isku diyari hadii aytahay malinkaga fasaxa quraco.

kadib bilaaw online ka inaa. ku shaqeysato barato in aysan aheen shaqada ah kaysato mid waligeed ah.

Baro noloshada sabab ad ujogtaa dunidan maxa ku celinayo in riyadada ad run ubadasho

sideen ubadalaa haday su ashada tahay? lasoco youtubkeyga iyo article an soo dhigo.

wad ku mahadsan tahay hada sual qabto ii reeb waa inoo muhiim ama fikras cusub mahadsnid marlabad.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *