Iqra

Sida ugu fudud ee shaydanka lola dagalamo!

Waqti hore seexo waqti hore kaso kac waliba intadan sexan wa ina aqrisata adkarta hurdada ka hor.

Jimicsiga ama exercise waxa uu ka cawinaa inaa qof fir fircoon noqoto oo malinkaga horay ubilabato.

Waxa ku xiga ducada subaxada ee loo yaqano adkaru sabax tasoo ka fogeyneyso inu sheydan ku mashquliyo.

Waxa kuxiga qurac waliba waxan kugula talin laha waxa ugu horeyo ee afkaga galiso hanoqdo timir.

Hadii shaqo bananka ad leedahay aad ama school hadii aa off tahayna malinkaga waxbarasho kubilaw.

Aqri quranka waxa uu nadiif ka dhigaa maskaxda waxa ku fududa doono fahamka.

Isku day inaa wax xifdiso waxay qebka noqee in xili yada soo socdo wax adan ugu tala galin inaa madax ku qabato uu si toos ah u qabto.

uusan kaga bahnen inaa ku celceliso.

Ugu danbeen bananka u bax adigoo qibrad kaso qadanayo waxa aduunka yaal ee Alle abuuray

Sido kale masjidka tag adigoo Alle naxaris tiisa donanyo waayo waa meel ka qabow melaha kale kana dagan.

Ku dadal cabida biyaha cadiga hoos u dhig sokorta badan.

Digniin

Waa inaad ogaata qofka ka horeyo inaad gaarto ama dhafto kana fogaw dhageysiga iyo dawashada badan ee dadka

Maala yacniga ka hadlo hadii mobelka so qadato si toos ah u serch garey qofka hor usocodka ku tusayo jidka gusha.

Kaliya waxa wax ku darsataa, dawataa, dhageysataa, qof ku hor boodayo waligaa isaga fogaw dadka hoos u socodka.

Dadka isku dirka iyo malayacniga badan ka carar intaa ka carari karto.

Ha iloowin ku xirnashaha ilaahey waa albaabka guusha.

Hadii meshi la jiifto aa jiifato malaga yabaa kuwi kula jiifay inaa dhaafto.

Jawabtu waa may may may may……………………………………………………………………..

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *