Walal macan shaqeyso manta dhalin yaro tahay hadii shaqalino kudhibe work from home baro sida onlinka logu shaqesto.
Saxib macan caqli ilahey kusiye maxad ku qabata wllhi hadan runta ku shego guushu waxa ey ka jirta xaga Alle hadii kale marwalbo murug iyo mesha shalay joogtay madhafeysid oo waxa tahay qof meshiisa jooga wali lakin wa inaa hesha sabab ad u gari la dahay guusada maxa ka hortagan sidena ku xalin kartaa
Ma ogtahay sababta ad wax walbo. ugu wareere inu shaydan yahay wax walbo wa iskaga ka adina waxa una ku shega in aad ku dashay.
Maxa uu ka dhadhicina in ilahey sidan ku qoray qofka ka hooreyana uu sidas u qoray wixi ku dhafay haka shalen lakin waqtigaga so socdo wa ka badal.
Yaa wax qorsheyo Alle so mahan adiga qofka rabto inaa noqoto dooro tusaale waxan rabaa inan online ku shaqeysto hubi waxa ad rabto ina mustaqbalka rabto Inaa noqoto maxa xiga waydii Alle dheh yarabi waxan rabaa sidan iyo sidan rabiyo ii yeel kaso qad inuu hortada tagan yahay kawaran rabi o ad u jedo inu hortada.
Tagan yahay maxa waaydin lahed kawaran waxa u kugu yiri aniga kaga dhaw xididka mariidka ah sidee ugu dhibtota dunida umahad celi inta adan waxa ka.
Maqan ka hadal dheh Alhamdu lilah cafimad isiisay, caqli ayad isiisay, malin heblo waxad iga badbadisay dhib, malin heblo waxad qarisay ceebtayda.
Ama isku qabo dhaman nimcada isiisay Allow ada mahad leh yarabi wan ku jeclahay ceeb iyo xumana ka nasahan.
Rabiyow ii rumey riyooeinkayga adaa ceeb iyo xuman ka nasahane kadib bilaaw bisinkana u qabo waxa aad rabto inaa bilawdo.
Sido kale ogow hadii xuska Allle ad ka jesato way kuu dhamatay sheydan wax walbo wu ka kala turaa noloshana wa kugu adkanee.
xita waxa dhacee mararka qaar inaad cabsi darento cules iyo ado xanunsado kana xanaqo gushada yacni cules ka sarma wana sheydan iyo il bili adan.
Sida darted ayadan waxa ayka hadle marxalada na heysato nalin yarnimo ahan وَمَنْ أَعْرَضَ عَنْ ذِكْرِي فَإِنَّ لَهُ مَعِيشَةً ضَنكاً oo macnahedu tahay hadi xuskeyga ad ka jesato.
Ogow adoonkeygiyow iblis kuma daynayo noloshana wa kugu adkan dontaa. meeqo mar quranka ku aragtay ibliis wa cadowgaga
Meeqo ayaa aragtay ayago dhalin yaro ah wax bartay hadana albabada ka xiran oon shaqo heysan xita way isku dayen lkn sirta nolosha wa ku xirnashaha Alle S\w.
Hadii ad jeceshahay aladaheyga kale sida youtube, tik tok, facebook iyo instgram.
Gool ku rajeynaa walal macan farintana haday ku anfacday ireeb fariin mahad celin ama su”al hada qabto.