Iqra

Ogow cadowgaga

Caajisku waa cadowgaga kowad:

  • Kakac aroorti salada subax duko
  • Aqri quran ka bilaw hal baal
  • Jimicsi samey xogaa orad ama rucley
  • Waxa ad jeceshahay inad noqoto mustaqbalka bilaw
  • Wax baro Luqad, Tafsiir, ama sida logu Shaqeysto online ama wax kale od rabto inaa noqoto
  • Cun cunto u qalanta nafta xabad timira bes hada haysato si qurux badan fallower camal u jar kadib cun waxan fila ujedka ina fahantay
  • Ugu danben waxa heysato wax ka sadaqeyso kun shilin ama hal pound Alle haka dhigee.
  • Dhola cadenta ama naxaristo wa qeb ka mida gushada dadka ad ku dhax jirto si wanagsan ula dhaqan muslim iyo galba
  • Biyaha qabow waxay ka dhigan qof fir fircoon.
  • Intadan sexan ka hor aqri ducada hurdada ka hor waxa ka cawinee inad kakacdo joorida
  • wax so saar ilahow ma hal sawir qurxisid bari kamalin marka ina wax aburto baro waxad sameyntaa waxadan manta filanen
  • Isku day wax walbo ood darento inaa ubahanan doonta malin uun inad manta mel dhigato.
  • Umahad celi halki shey oo ad heysato ama hesho

Intan hal bil samey bisha labad waad jecaln donta ina so xasusan donta hadu alle idmo.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *