Iqra

Mesha aad jogto adaa dooratay!

Marki lagu dhahayo guusha gacantada ay ku jirtaa maxay ka dhigantaha?

micnaheeda waa mesha ad jogto cidana kuma dorin ee ada dortay bal hal mar dhinacaga fiiri siday

suurta gal ku tahay in qof sidada oo kale bili adan ah isku waqti aad tihiiin 24 hours idinka dhaxeyso

uu ka Daqli bato siday suurto gal ku tahay sido kale in uu qofna qabow ama qorax ku

shaqeyo qofna uu guriga ku shaqeyo ama meel ana buuq laheen waxad ubahantahay is badal.

Hadaba sideed isku badalee?

kow ladagalam caajiska

labo adigoo wali shaqale eh dhis shaqo aad adi madax katahay labo malin way kaa badan tahay.

marka hore kordhi wax aqriskaga waliba wax horay kusii wadayo

dooro waxa ad rabto inaa noqto kadib baro waxas ku noqo qabiir.

Tana iga qaado

duko salatu leyl markay hurdayan dadka

markey waqtigooda malayacni ku bixinayan adig wax so saar.

Samey markey dhahayan cajis iga saran inaa sameyo.

ilahey umahad celi markey ay dhib lee sheganayan.

Xasuus naaw oo xariir la yeelo Allah markey ilaawan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *