waxan rabaa inaa kuu sheego ilaa markan bilaabay inaan noqdo qof mel iska soo saro ujeed ku waa inaan la wadaago.
dhalinta igu maskaxda ah jidkii an so maray si aad u ogaatid waxa kaa qaldan iyo wixii an soo qalda
skuulka markan dhameyay waxan go an saday inan jamacad adin.
sababtoo ah waxaan egay hareeraheyga oo an arkay dad badan jamacad dhameyay hadana anan heysan shaqo iyo kuwa laweydinayo qabiil koda.
waxan grab waydistay hooyo waxana ii suurta gashay inaan yurub galo lkn wali sidan rabay manoqon.
waxaan bilaabay shaqo lkn lacagtu ma aha mid nagu wada filan wado dheer ka dib waxan go ansaday inaan online ku shaqeysto.
luqadana Englishka sida laga rabay uma socon wan joojiyay waxan xooga saray shaqada bananka lkn kaman niyad jabin.
walin waxan bilaabay tik tok affiliate marketing waxan heli jiray shopin free ah iyo bishii £100 sido kale shaqadeydan wan watay.
kaliya malinka an off ahay ayaan samen jiray xayeysiin. sido kale waxan bartay website blogg and woocomerce website sida loo sameyo.
ugu danbeyn waxan bartat dropshiping. intaas o xirfad ah wan ku shaqeystaa.
ujeedku waa maxaa ku cawiyay o ku fududeyay inaad banankana kashaqeyso online barato oo guriga ku shaqeysato malinka off tahay?
waxaa i fududeeyay xiriirka alle hesaha wan joojiye salada subax wan u orday sido adkaru sabax iyo masaa .
Salaada subax ma fududo lkn waxaa ii fududeyay adkaarta hurdada ka hor la aqristo ee korka lamarsado uma bahnid in mobelka uu ka kiciyo.
ayadaa ku kicinee Sido kale waxan samestay plan 📅 aan mar walbo diirada saaro
Tiirka guusha wa ku xirnashaha Alle dhibato iyo cules ka wen ma jiro dhageysiga Haysaha sababto ah wax walbo isku daydo sheydaana ka fogeynaa.lkn marka Alle ku xirantahay lamiga marka goynee baburta wa ka istagayan. yacni waxa daremee Alle inu ku jecelyahay.
dunida dadka sarana iyo qof walbo wax uga bahato maya ma dhahyo tijaabi.