ACHIEVE YOUR GOALS
An wax yar kaga dhaco halka an rabno inaa nolosha ku mareeno waa kitabka Alle. Hadii ana rali ka eheen kume anfacaayo teamkan.
Ogow Dadku wa labo muslim+mumin iyo muslim+munaafaq.
mid waxaa jiro udhaxeeyo labadas wana kan soo labashada badan marku sheydanku jiito yirahdo maya meel qaldana kusocdaa gar ahan markaa dhalin yarada tahay waliba dhalin yaradena sas an u badanahay.
1: Muslim+mumin waa kan aad ka bad badeysid afkisa hadii adulmisana ku cafiya qof dhiban marku arkana garabsiiya gaal iyo muslimba. saladana ooga sida inuu alle horjoogo masjidka kuu jiido wanaga ku faro.
2: muslim+munaafaq wakan afkisa adan ka badbaden marku arkana qof dhiban yirahdo wa cadi iyo maxaa igalay xaran iyo xalalna ana fiirin hadii a ugaftano labo jibar kuu gafo saladana kula dukada haba dahiyee marwalbana isku daya in hadii danbi galo aa lagasho ama adiga dusha kasaaro
Hadaba maxan ka fa idi doonta website kaan?
Qaabka nolosha loo mareeyo sidad adigo alle ku xiran usamen lahed wax walbo cabsi adan ka qabin ama sidan ku dhimata iyo ina hada dhinto marabon iyo wixii lamida.
Kafikirka lacagta ama nolol isku dheli tiran sida ku heli lahed oona wal wal laheen samey karana wixi niyadada kuso dhaco haday ahan lahed shaqalanimo ama mida madax katahay.
Siday surtagal kutahay inaa ado shaqale ama qola ushaqeyo ad isku badasho mid kaligi shaqesta ma looshaqeyo hadii ujedkadu yahay nagalasoco halkan.